Ciidamo Ka Tirsan Maamulka Galmudug Oo Gadood Sameeyay

0
73
0 0
Read Time:24 Second

Ciidamo ka tirsan Daraawiishta maamulka Galmudug ayaa maanta sameeyay Gadood xilli ay gaaren Degmada Galinsoor ee Gobolka Galgaduud.

Ciidanka ayaa xalay iskaga baxay fariisamo ay ku lahaayeen Magaalada Dhuusamareeb ee xarunta maamulka Galmudug, waxaana iyagoo sida la sheegay doonayay inay socdaal ku gaaran magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug.

Warar hoosaad aynu helnay ayaa sheegaya in ciidanka ay ka cawden mushaaraadkooda oo lasiin waayay.

Weli maamulka Galmudug kama aysan hadlin gadoodka ay sameeyen ciidamadan iyo ka bixitaankoodii fariisamada magaalada Dhuusamareeb.

About Post Author

A.Hussein

Weheliye Online // Isha Wararka Sugan
Happy
Happy
0 %
Sad
Sad
0 %
Excited
Excited
0 %
Sleepy
Sleepy
0 %
Angry
Angry
0 %
Surprise
Surprise
0 %