Ciidamo Ka Tirsan Maamulka Degmada Balcad Oo Weerar Lagu Qaaday

0
91
0 0
Read Time:31 Second

Weerar lagu dilay Askar ka tirsan maamulka degmada Balcad ayaa ka dhacay isla degmada Balcad.

Weerarka lagu qaaday askarta ayaa ka dambeysay kadib markii xoogaga Alshabaab ay rasaas ku fureen askarta ku sugneyd Koontoroolka laga ilaaliyo degmada Balcad ee gobolka Sh/dhexe.

Wararka aynu heleyno ayaa sheegaya in kooxdii Shabaabka ahaa ee weerarka soo qaaday ay hore u qaateen Qoryo AK47 ah iyo Booshashkooda.

Askarta la dilay ee weerarka lagu qaaday ayaa tiradooda lagu sheegay inay ahaayen labo Askari.

Goobta uu weerarka ka dhacay waxaaa durbaba tagay Ciidanka maamulka degmada Balcad , iyagoo halkaasi ka bilaabay baaritaano, walow ay goobta ka baxsaden raggii weerarka soo qaaday.

About Post Author

A.Hussein

Weheliye Online // Isha Wararka Sugan
Happy
Happy
0 %
Sad
Sad
0 %
Excited
Excited
0 %
Sleepy
Sleepy
0 %
Angry
Angry
0 %
Surprise
Surprise
0 %