spot_img
spot_img
0 0

Ciidamada Police ka oo Hooygeeda kala baxay Xildhibaanad ka tirsan Baarlamaanka.

Must read

Read Time:30 Second

Xildhibaanad ka tirsan Baarlamaanka Somali State ayaa la sheegay in xabsiga loo taxaabay.

Nasro Xassan oo ka tirsan oo ka tirsan xildhibaanada Dowlad degaanka somalida ayaa gurigeeda laga soo qabtay oo la sheegay in lagu xiray xarunta Police ka ee loo yaqaano Gobolka

Sida la xaqiijiyay xildhibaanadda xasaanadii lagama xayuubin taasne waxey keentay in xildhibaanada baarlamaanka ee dowlad dekaanka ay ka muujiyaan cadho badan

Dhacdadaan ayaa ah mid ugub ku ah kadib isbadal balaaran oo ka dhacay doowlad degaanka somalida

Halkaan ka dhageyso wareysi

 

Happy
Happy
0 %
Sad
Sad
0 %
Excited
Excited
0 %
Sleepy
Sleepy
0 %
Angry
Angry
0 %
Surprise
Surprise
0 %
- Advertisement -

More articles

Latest article

error: Content is protected !!