-1.7 C
Munich
Tuesday, January 25, 2022
0 0

Ciidamada NISA oo gacanta ku dhigay mid kamid ah Ragga miinooyinka ku dhajiya Gawaarida kana tirsan Al-shabab

Must read

A.Husseinhttp://www.weheliye.com
Weheliye Online // Isha Wararka Sugan
Read Time:43 Second

Hay’adda Nabad sugida qaran oo sheegtay iney qabatay xubin ka tir Al-shabab.

War kasoo baxay Hay’adda Nabadsugida iyo sirdoonka Qaranka ee (NISA)ayaa lagu sheegay in gacanta ay ku dhigeen horjooge  ka tirsan Al-shabaab,oo madax ka ahaa xarun qarsoon oo walxaha qarxa gawaarida lagula xiro.

Qoraal ay hay’adda ay soo galisay barteed twitter ayaa lagu sheegay in gacanta lagu dhigay horjoogahaan,balse lama carabaabin Magaciisa iyo goorta la qabtay.

Qoraalka ayaa sida tan u qornaay

Ciidanka #NISA ayaa gacanta ku soodhigay dhagarqabe amniga Al-shabab katirsan, oo madax ka ahaa xarun qarsoon oo walxaha qarxa gawaarida lagula xiro. Shakhsigan ayaa sidoo kale cagajuglayn baad uga qaadi jiray qeyb ka mid ah dadka dagan Magaalada Muqdisho,ayaa lagu yiri warka kasoo baxay NISA.

Maha markii ugu horeysay ee Taliska nabadsugida ay soo bandhigto Rag ay sheegtay iney ka tirsan yihiin Al-shabab .

About Post Author

A.Hussein

Weheliye Online // Isha Wararka Sugan
Happy
Happy
0 %
Sad
Sad
0 %
Excited
Excited
0 %
Sleepy
Sleepy
0 %
Angry
Angry
0 %
Surprise
Surprise
0 %
- Advertisement -spot_img

More articles

- Advertisement -spot_img

Latest article

error: Content is protected !!