Ciidamada kumaandooska dalka oo shaaciyay magaca horjooge ka tirsan Al-shabaab oo ay howlgal ku dileen.(Akhriso Magaca + shaqada).

0
211
0 0
Read Time:40 Second

Taliska ciidanka Danab ayaa shaaciyay in howlgal qorsheysan lagu dilay horjooge ka tirsanaay dagaalyahanada al-shabaab.

Howlgalka ayeey ciidamada Danab ka fuliyeen tuloyin u dhaxeeya degmooyinka Balcad iyo Basra oo labadaba ka kala tirsan Sh.Dhaxe iyo sh.Hoose, waxana howlgaka lagu dilay 6 Dagaalyahan oo ka tisan Al-shabab iyo horjoogihii watay.

“Horjooha oo lagu magacaabi jiray Cabdiraxman Cabdalla (abuu ayman) ayaa lacagaha baadda ah ka qaadi jiray dadka shacabka,si ay ugu adeegsadaan dhibaateynta shacabka oo ay ugu horeyso Qaraxyada ay la beegsadaan goobaha shacabka ku badan yihiin”ayuu yiri sargaal sare oo ka tirsan Danab.

Howlgalka ayaa lagu burburiyay xarumo al-shabab ay ku lahaayeen in u dhaxeeysa Balcad iyo Basra.

Maha markii ugu horeysay oo ciidanka xooga dalka ay sheegaan in ay qaarijiyaan Horjooge ka tirsan dagaalamayaasha Al-shabaab.

About Post Author

A.Hussein

Weheliye Online // Isha Wararka Sugan
Happy
Happy
0 %
Sad
Sad
0 %
Excited
Excited
0 %
Sleepy
Sleepy
0 %
Angry
Angry
0 %
Surprise
Surprise
0 %