-1.4 C
Munich
Tuesday, January 25, 2022
0 0

Ciidamada Booliska oo ganaax lacageed ku riday Qoys dhiganayay xaflad dhalasho.

Must read

A.Husseinhttp://www.weheliye.com
Weheliye Online // Isha Wararka Sugan
Read Time:40 Second

Booliska Nottinghamshire ayaa wargaliyeen qaar kamida dadweynaha oo arkay boor ay ku qorantay xafalada goobta laga dhigayo.

Booliska ayaa sheegay in 24 qof oo 14 waaweyn iyo 10 Ciyaala ay isagu soo urureen guri ku ku yaal Mansfield.

Qof kasta oo ka midda dadkii waaweynaa waxa lagu ganaaxay 800 oo gini.

Sharci cusub oo la soo saaray January oo ku saabsan Covid19, ayaa dhigaya in dadka ka badan 15 qof ee Meel ku kulmo ganaax adag saaro.

Booliska ayaa sheegay in dadkaasi qaar ay kasoo safreen magaalada Birmingham, Iyagoo dibadana cunto ku sameeysaneyey.

Taliye ku xigeenka Booliska ee gobolka Steve Cooper ayaa yidhi” Ciidamadu naftooda iyo qoysaskooda ayeey halis galinyaan markay kolba yimadaan goobahan xafldaha lagu qabsanayo..”

Waxaanu raaciyey” Waxaan ugu baaqaynaa dadka deegaanka inay u hogaansamaan sharciyada Covid19 lagu xakamaynayo si bulshada loo ilaaliyo”

About Post Author

A.Hussein

Weheliye Online // Isha Wararka Sugan
Happy
Happy
0 %
Sad
Sad
0 %
Excited
Excited
0 %
Sleepy
Sleepy
0 %
Angry
Angry
0 %
Surprise
Surprise
0 %
- Advertisement -spot_img

More articles

- Advertisement -spot_img

Latest article

error: Content is protected !!