-1.4 C
Munich
Tuesday, January 25, 2022
0 0

Ciidamada AMISOM oo Afar ruux oo shacab ah ku dishay gudaha Mugadisho

Must read

Read Time:24 Second

 Wararka aan ka heleyno  xaafadda SOS ee degmada Huriwaa ayaa sheegaya in ciidamada howlgalka midowga Africa AMISOM oo marayay xafadaas qarax lala eegtay kadib  at toogasho toos ah ay ku dileen Afar ruux oo halkaas ka agdhaweed

Sida ay nooxaqiijiyeen dad goobjoogayaal ah afarta ruux oo la dilay ayeey ahaayeen dad gadiidley ah oo halkaas joogay.

 

Ma’aha markii ugu horeysay oo ciidamada AMISOM rasaas ay fureen ay ku dhintaan dad rayid ah, kaddib marka qarax lala eegto.

Happy
Happy
0 %
Sad
Sad
0 %
Excited
Excited
0 %
Sleepy
Sleepy
0 %
Angry
Angry
0 %
Surprise
Surprise
0 %
- Advertisement -spot_img

More articles

- Advertisement -spot_img

Latest article

error: Content is protected !!