spot_img
spot_img

Ciidamada Amanka Oo Xisbiga Wadajir Ka Hor istaagay Munaasabadda Baroor diiq oo ay ku qaban lahaayeen Muqdisho.

Must read

A.Husseinhttp://www.weheliye.com
Weheliye Online // Isha Wararka Sugan

mas’uuliin ka tirsan xisbiga wadajir waxa ay warar ay soo galiyeen baraha bulshada waxeyna ku sheegeen in ciidamada amaanka ay maanta is hortaageen ku sameeyeen munaasabad baroor diiq ah ooMuqdisho ay ku qaban lahayeen.

Munaasabadda ayaa lagu waday in madaxda xisbiga iyo dadkale oo ka qeybgali lahaa munaasabadaasi,maadaama ay ku saabsan tahay baror diiq loo dhigayay  dadkii ku dhintay weerar sanadkii hore lagu qaaday hoyga Siyaasiga Cabdi raxmaan C/shakuur Warsame

Mas’uuliyiinta xisbiga wadajir oo qaarkood aan la xiriirnay ayaa inoo sheegay in munaasabadda ay baaqatay kadib amarkii ciidamada amniga ay hotelka ku xireen

Siyaasiga Cabdi raxmaan C/shakuur Warsame waa siyaasi si weyn u dhaliila dowladda hadda jirta waxa uu kala kulmaa asiga iyo xisbiga uu hogaamiyo cadaadis iyo jirdil loo geysto marka kulama ku leeyihiin muqdisho.

Sidoo kale wadooyinka badi ee Muqdisho ayaana xiran Maanta.manala la oga sababta loo xiray.

- Advertisement -

More articles

- Advertisement -

Latest article

error: Content is protected !!