Ciidamada amaanka Puntland oo fashiliyay Qaraxyo iyo miinooyin ladoonayay in lagu weeraro magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari.

0
170
0 0
Read Time:25 Second

Ciidamada amaanka Dowlad goboleedka Puntland ayaa sheegay in ay ku guulaysteen in ay fashiliyaan qaraxyo iyo miinooyin ladoonayay in lagu weeraro magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari.

Ciidamada ayaa sheegay in qaraxyadani ay kooxo ay ugu yeereen cadaw galiyeen gudaha magaalada si ay ugu wax yeeleeyaan shacabka reer Puntland ee ku sugan magaaladda Boosaaso.

Dagaalayaasha al-Shabaab iyo Daacish ee ku sugan qeybo kamid ah gobolka Bari ayaa dhawr jeer oo hore weeraro iyo dilal qorsheesan ka gaystay magaalada Boosaaso oo xarun ah gobolkaasi.

About Post Author

A.Hussein

Weheliye Online // Isha Wararka Sugan
Happy
Happy
0 %
Sad
Sad
0 %
Excited
Excited
0 %
Sleepy
Sleepy
0 %
Angry
Angry
0 %
Surprise
Surprise
0 %