spot_img
spot_img

Ciidamada amaanka oo toogasho u dilay ruux la sheegay inuu dhac ka waday is goyska Black sea ee dagmadda Hodan

Must read

Warka aan ka heleyno xaafadda Black sea ee dagmada hoddan ayaa sheegaya in halkaas ciidamada amaanka ay ku toogteen ruux la sheegay in halkaas uu dhac u ka waday

Qofka la toogtay ayaa watay tuutaha xasilinta iyo motto Bajaj.

Dadka deegaanka ayaa noo xaqiijiyay in dhimashad ay timid kadib markii uu ka dhaga adeegay inuu isku dhiibo ciidamada amaanka .

is risaaseyn dhax martay ciidamada Amaanka iyo qofka la dilay ayaa sababtay dhimashada qofka dhaca geysanayay.

 

 

- Advertisement -

More articles

- Advertisement -

Latest article

error: Content is protected !!