spot_img
spot_img
0 0

Caruurtii iyo Xaasaskii Al-Shabaab oo Beledxaawo laga saaray iyo Al-Shabaab oo xayiraad kusoo rigay dagmadaas.

Must read

A.Husseinhttp://www.weheliye.com
Weheliye Online // Isha Wararka Sugan
Read Time:29 Second

 Waxa si rasmi ah uga dhaqan galay Degmada B/xaawo ee gobolka Gedo amar uu dhawaan soo saaray Maamulka degmada B/xawo,

Amarka oo ahaa in gabi aanba ay iskaga guuraan xaasaska iyo carruurta ay dhaleen Al-shabaab in ay degmadaasi isaga baxaan,

Waxgaradka iyo cuqaasha degmadaas ayaa isku dayay iney maamulka degmada ay kala hadlaan amarka ay kusoo rogeen xaasaska iyo carruurta ay dhaleen Al-shabaab.

Al-shabaab oo ka jawaabaya ammarka uu dul dhigay maamulka degmada Baladxaawo, ayaa iyagana waxay xayiraad adag kusoo rogeen gaadiidka xamuulka ah ee soo galaya degmada iyo midka baxaya.

About Post Author

A.Hussein

Weheliye Online // Isha Wararka Sugan
Happy
Happy
0 %
Sad
Sad
0 %
Excited
Excited
0 %
Sleepy
Sleepy
0 %
Angry
Angry
0 %
Surprise
Surprise
0 %
- Advertisement -

More articles

Latest article

error: Content is protected !!