spot_img
spot_img

Cabdiweli Gaas oo si adag ugu hadlay shaqo ka joojinta Fahad Yaasiin,dagniina u jeediyay farmaajo.

Must read

A.Husseinhttp://www.weheliye.com
Weheliye Online // Isha Wararka Sugan

Ra’iisul Wasaare Mohamed Hussein Rooble iyo madaxweyne Mohamed Abdullahi Farmaajo waa isku khilaafsanyihiin shaqo-joojinta xalay xili dambe uu Ra’iisul Wasaaruhu ku sameeyey taliyihii hay’adda Sirdoonka iyo Nabad-suggidda Qaranka NISA.

Hadaba jawaabta Ra’iisul wasaare Rooble maxay ka dhigan tahay? mase jirtey dhaba kale oo arrinkan loo mari karey xalkiisa?

Falastin Ahmed Iman ayaa su’aashaas weydiisey Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya, sidoo kalena ahaa madaxweynihii hore ee Puntland Abdiwali Ali Gaas.

X:-Voasomali

- Advertisement -

More articles

- Advertisement -

Latest article

error: Content is protected !!