spot_img
spot_img
0 0

Barlamaanka Galmudug oo maanta dooranaya lix Senator oo ka tirsan Aqalka Sare,(yaa ku soo baxaya Doorashada)?.

Must read

A.Husseinhttp://www.weheliye.com
Weheliye Online // Isha Wararka Sugan
Read Time:26 Second

DHUUSAMAREEB — Magaalada Dhuusamareeb ee maamul goboleedka Galmudug ayaa lagu wadaa inay maanta ka dhacdo doorashada musharraxiinta u tartamaya kuraasta Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya u matali doonaa maamulkaas afarta sano ee soo socota.

Casha Ibrahim Aaden ayaa khadka taleefanka ee Dhuusamareeb kula xiriirtay wariyah VOA-da ee magaalada Gaalkacyo Cabdiwaaxid Macalin Isaaq, ugu horreyna waxaan weydiisay dhaqdhaqaayada siyaasadeed ee xalay ilaa saakay ka socda magaalada Dhuusomareeb.

Xigasho:-VOAsomali

About Post Author

A.Hussein

Weheliye Online // Isha Wararka Sugan
Happy
Happy
0 %
Sad
Sad
0 %
Excited
Excited
0 %
Sleepy
Sleepy
0 %
Angry
Angry
0 %
Surprise
Surprise
0 %
- Advertisement -

More articles

Latest article

error: Content is protected !!