spot_img
spot_img

Baladweyn:Shir Looga Hadlayo Ammaanka Dalka Oo Maanta Ka furmaya magalada B/weyne ee G.Hiiraan

Must read

A.Husseinhttp://www.weheliye.com
Weheliye Online // Isha Wararka Sugan

Magaalada Baladweyn ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa maanta lagu wadaa in uu ka dhaco shir looga hadlayo ammaanka dalka.

Shirka ka dhacaya B/weyn waxa ka qeybgali doona  saraakiil iyo safiirada dalalka ayebta ka ah howlgalka Amisom iyo saraakiil ciidanka somalia.

Waxa aad loo adkeeyay ammaanka magaalada B/weyne, iyadoo ciidamo badan la dhigay inta u dhaxeysa garoonka magaaladaasi iyo gudaha B/weyne.

Madaxweynaha maamulka Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa shalay sheegay in shirkan uu muhiim u yahay Hirshabelle.

- Advertisement -

More articles

- Advertisement -

Latest article

error: Content is protected !!