spot_img
spot_img
- Advertisement -spot_img

AUTHOR NAME

miqdaam yare

44 POSTS
0 COMMENTS

Khasaare ka dhashay dagaal culus oo maanta ka dhacay gobolka Bari

Inta la xaqiijiyay seddax ruux ayaa ku dhintay, in ka badan 10 kalena waa ku dhaawacmeen dagaal beeleed xoog leh oo maanta ka...

ganaax lagu riday haweeney ah xeer ilaaliye ku-xigeen oo khilaaf xoogan ka dhaliyay Garsoorka Dalka.(Akhriso).

Waxa soo shaac baxay khilaaf xoogan oo u dhaxeeya maxkamadda Gobolka Banaadir iyo xafiiska xeer ilaalinta guud kadib markii ganaax lagu riday...

Dowlada Deegaanka Soomalida Itoobiya oo markii ugu horeysay samaystay ciidan kumaan-doos ah.

Hiiraan(Weheliye Online).Gobolka Soomaalida ee dalka Itoobiya ayaa markii ugu horeysay  lagu soo warramayaa in uu dhistay ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee loo...

Ra’iisul Wasaare Kheyre oo baydhabo kula shiray wakiilada dalalka Caalamka ee Somaliya.

Baydhabo (Weheliye Online)_ Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre, ayaa kulan looga hadlay wax ka qabashada baahiyha ka jira deegaannada Koonfur Galbeed iyo...

Akhriso:-Dowladda Soomaaliya oo Xabsiga Dhigtay Saraakiil iyo Askar ka kala tirsan Ciidamadda Booliska iyo malatariga.

Taliyaha Booliska Somaliyeed Bashiir Cabdi Maxamed “Ameeriko”, ayaa ka hadlay iska hor imaadyadii maalmihii dambe ka dhacayay magaaladda Muqdisho kaas oo u dhaxeeyay Ciidamadda...

Ciidamo ka tirsan kuwa Booliska iyo Dabley hubeysan oo Muqdisho ku dagaalamay.

Wararka aan ka heleyno Xaafadda Kaawa-Godey Degmadda Wadajir ee Gobolka Banaadir ayaa sheegaya in halkaas uu ka dhacay iska hor imaad u dhaxeeyay Ciidamo...

Puntland oo Shaacisay Cida Galmudug u mataleysa Xaaf iyo Baasto Ka Qeyb Galaysa Caleema-saarka Madaxweynaha Cusub.

Magaaladda Garoowe ee Caasimadda Maamulka Puntland waxaa 26-ka bishaan lagu caleema-saari doonaa Madaxweynaha Cusub ee maamulkaas Saciid C/laahi Dani. Xafladda Caleema-saarka ayaa lagu casuumay Madaxda...

Baladweyn:Xubno ka tirsan G.Hiiraan oo xilalkii laga qaaday iyo mas’uuliyiin cusub oo loo magacaabay.

Wareegto kasoo baxday Xafiiska Wasiirka Arrimaha Gudaha Maamulka Hir-shabeelle ayaa xilkii looga qaaday xubno ka tirsanaa maamulka gobolka Hiiraan, sido kale waxaa xilalkaa-na loo magacaabay...

TVGA somali state oo lagu eedeeyay inuu joojiyay baahinta Dhaantad.

Muuqaal baahiyaha Dowlada Somali state ee dalka Ethiopia ayaa lagu dhaliilay in ay hoos u dhigeen baahinta iyo soo saarista Dhaantada . Dowladii hore ee...

Wararkii ugu dambeeyay qaraxyo ismiidaamin ah oo lala beegsaday Hotel Sahafi iyo wali rasaas laga maqlayo gudaha Hotelka

Faah faahin ayaa ka soo baxaya qaraxyo ismiidaamin oo daqiiqado u dhaxeeyay oo goor dhow ka dhacay agagaarka Isgoyska KM4, iyadoo qaraxyada oo ahaa...

Latest news

- Advertisement -spot_img
error: Content is protected !!