
Gudoomiyaha aqalka sare Cabdi Xaashi oo Laaley Guddiga Dir Ee uu soo saaray Rooble, “Beeluhu Ma Garanayaan Meel Laga Keenay”
Gudoomiyaha aqalka sare ee Baarlamanka Somalia Cabdi Xaanshi Cabdillahi ayaa ku gacan seeray gudiga Doorashooyinka Gobolada Somaliland ee uu soo saaray Ra’isul wasaare Rooble . […]