- Advertisement -spot_img

AUTHOR NAME

A.Hussein

1393 POSTS
5 COMMENTS
Weheliye Online // Isha Wararka Sugan

Madaxweyne Qoor-Qoor Oo ku guuleystay soo Af Jarista colaad ka dhax taagneed Taliye Saadaq John iyo Dowlada Fadaraalka Soomaaliya.

Magaalada Muqdisho ayaa saaka degan, kaddib markii xalay laga dareemay xiisad colaadeed, iyadoo laga cabsi qabay dagaal dhexmara ciidamo taabacsan taliyihii hore ee booliska...

Madaxweyne Cali Guudlaawe oo ku dhacay ceel siyaasadeed ( Farmaajo ama Midawga Musharaxiinta yuu u go’i doonaa?)

Waxaa hadda shir u socdaa Madaxweynayaashii hore Shariif, Xasan Sheekh, Xildhibaan Cosoble iyo Madaxweynaha dowlada goboleedka Hirshabelle Cali Cabdulaahi Xuseen “Cali Guudlaawe.” Shirkan ayaa lala...

Deg Deg Farmaajo Oo Hanjabaad U Diray Beesha Calamka, Weerarka Saadaq Joon

https://youtu.be/jO-W6_qfpRw X:-Wararka Maanta

Deg Deg Farmaajo Oo Hanjabaad U Diray Beesha Calamka, Weerarka Saadaq Joon

https://youtu.be/aUAXScaKiMw X:-Garaad tv

Gaari ay la socdeen dad shacab ah oo Qarax ku qabsaday Sh.dhexe( Dhimashada oo 15 qof kor u sii dhaaftay )

Ugu yaraan toban ruux ayaa ku geeriyootay halka afar kalena ay dhaawacmeen, ka dib markii miino ay la kacday gaari nuuca dadwaynaha oo marayay...

Latest news

- Advertisement -spot_img
error: Content is protected !!