spot_img
spot_img

Al-shabab oo werar dhaba gal ah ku qaaday Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan iyo masuuliin la socotay

Must read

A.Husseinhttp://www.weheliye.com
Weheliye Online // Isha Wararka Sugan

Wararka aan ka heleyno deegaanka Orotan oo u dhaxeeya degmooyinka Maxaas iyo Beled Weyne ee Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in halkaas uu ka dhacay weerar jid gal ahaa oo lagu qaaday kolonyo ay la socdeen Mas’uuliyiin ka Tirsan Maamulka Hir-shabeelle.

waxaana Kolonyadda hogaaminayay Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan Yuusuf Axmed Hagar (Yuusuf Dabageed),waxaa sidoo kale kamid ahaa Taliye Tareedishe.

Sida ay sheegeen Mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka Gobolka Hiiraan Ciidamadda Shabaabka iyo kuwa Hir-shabeelle ayaa daqiiqado dagaalamayay ,waxaana jiro khasaare ka dhashay dagaalka.

Ciidamada ayaa iska difaacay werarka dhaba galka ah oo uga imaada Al-shabab ilaa hadda lama xaqiijin qasaaraha soo kala gaaray.

- Advertisement -

More articles

- Advertisement -

Latest article

error: Content is protected !!