Al-shabaab oo ka hadlay dilka Gudoomiyihii Rugta Ganacsiga iyo Warshadaha Maamulka Jubbaland.

0
500
0 0
Read Time:28 Second

Al-shabaab ayaa sheegtay mas’uuliyadda Qaraxii ismiidaaminta ahaay ee Lagu Dilay Gudoomiyihii Rugta Ganacsiga iyo Warshadaha Maamulka Jubbaland.

War kasoo baxay Alshabaab ayay ku sheegteen Qaraxa lagu aabi Kaahin.

“Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa sheegatay mas’uuliyada qaraxan, iyadoo tibaaxday ina howlgal qorsheysan ku bartilmaameedsatay mas’uul sare oo katirsan maamulka isku magacaabay Jubaland,Shaafi Raabi Kaahin ayaa ahaa la taliyaha gaarka ah iyo gacanta midig ee Axmad Madoobe, waxaana la xusuustaa inuu kaalin mugleh ka qaatay dib usoo doorashadii Axmad Madoobe, hogaamiyaha maamulka Jubaland”, ayaa lagu yiri war kasoo baxay Alshabaab.

 

 

About Post Author

A.Hussein

Weheliye Online // Isha Wararka Sugan
Happy
Happy
0 %
Sad
Sad
0 %
Excited
Excited
0 %
Sleepy
Sleepy
0 %
Angry
Angry
0 %
Surprise
Surprise
0 %