spot_img
spot_img
0 0

Akhriso:Dowlada Ethiopia oo xabsiga dhigtay Colenel Gabre

Must read

A.Husseinhttp://www.weheliye.com
Weheliye Online // Isha Wararka Sugan
Read Time:45 Second

 

Wararka aan ka heleyno Dalka Ethiopia ayaa xaqiijinaya in xabsiga loo taxaabay  Colonel Gebregziabher Alemseged oo lagu naaneeso  (Gebre Dilla) balse gayiga somalida si weyn looga yaqaano Colenel Gabre ayaa xabsiga dalka Ethiopia la dhigay goor dhaweed

Gabre oo horay u soo noqday  taliyihii ciidamada Ethiopia ee dalka Soomaaliya kadibna noqday lataliyaha dhinaca siyaasada ee urur goboleedka IGAD balse laga ceyriyay bishi June ee sanadkan ayaa loo haystaa dambiyo la xiriira ku xad gudub xuquuqda aadanaha ee gobolka ay Soomalidu degto ee dalka Ethiopia iyo inuu ku lug lahaa banaanbaxyadii rabshadaha watay ee dadka badan ku dhinteen ee  ka dhacay magaalada Jigjiga.

Sidoo kale Colonel Gabre oo sanado badan xaruntiisu ahayd magaalada Muqdisho ayaa loo haystaa inuu ka iibiyay hub  qeybaha kala duwan ee isku haysta siyaasada Soomaaliya.

Dhawaan ayeey aheed markii Madaxeynihii hore ee Dowlad Degaanka somalida (CMC) iyo xubne kale  ay xabsiga u taxaabtay Dowlada Ethiopia

About Post Author

A.Hussein

Weheliye Online // Isha Wararka Sugan
Happy
Happy
0 %
Sad
Sad
0 %
Excited
Excited
0 %
Sleepy
Sleepy
0 %
Angry
Angry
0 %
Surprise
Surprise
0 %
- Advertisement -

More articles

Latest article

error: Content is protected !!