spot_img
spot_img
0 0

Akhriso:Dagaal u dhaxeeyay ciidamada Itoobiyo iyo Al-shabaab ayaa ka dhacay Gobolka Bakool,Iyo Al-shabaab oo sheegatay in ay dileen 12 askari oo ka tirsanaay ciidamada Itoobiya

Must read

A.Husseinhttp://www.weheliye.com
Weheliye Online // Isha Wararka Sugan
Read Time:34 Second

Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa dagaal leysku adeegsaday hubka nuucyadiisa kala duwan oo u dhaxeeyay Ciidamadda Ethopia iyo Xarakadda Al-shabaab oo ka dhacay deegaanno ka tirsan Gobolka Bakool ee Koonfurta dalka Soomaaliya.

Dagaalyahanada Al-shabaab ayaa werar dhabo gal ah ku qaaday ciidamada Itoobiya oo u socdaalayay deegano kale oo ka Tirsan Gobolka Bakool.

Dagaalka oo ahaa mid aad u culus,waxa jiro khasaare dhimasho iyo dhaawac soo kala gaaray dhinacyadii  dagaalamay.

Warar ay Al-shabaab ku daabaceen warbaahintooda
ayay ku sheegeen in dagaal jid gal ah ay ku qaadeen ciidamada Itoobiya,ayna ku dileen 12 askari  oo ka tirsan ciidamada Itoobiya,ayna ku gubeen gadiid dagaal oo ay wateen .

About Post Author

A.Hussein

Weheliye Online // Isha Wararka Sugan
Happy
Happy
0 %
Sad
Sad
0 %
Excited
Excited
0 %
Sleepy
Sleepy
0 %
Angry
Angry
0 %
Surprise
Surprise
0 %
- Advertisement -

More articles

Latest article

error: Content is protected !!