Akhriso:Al-shabab oo digniin adag u jeediyay Dalladaha Waxbarasho ee ka Jira Somalia.

War ka soo baxay Dagaalamayaasha Al-shabaab ayaa waxaa Digniin adag loogu soo jeediyay Dalladaha Waxbarasho ee ka Jira Somalia, Kuwaas oo iyagu xiriir dhaw la leh Wasaaradda Waxbarashada ee Dowlada Federaalka Soomaaliya.

Warbaahinta Ku hadasha afka Al-shabaab ayaa lagu daabacay warkan iyaga oo soo xiganaya Cali Maxmuud Raage Sheekh Cali dheere Afhayeenka Al-Shabab

Dhawaan ayay aheyd marka ay Dowladda Somaliya ay sheegtay in Dhamaan la mideeyay Dalladaha waxbarasho, iyada oo 3dii sano ee ugu dambeesana ay imtixaan midaysan ay wasaaradu ka qaadaysay ardayda Shahaadiga ah ee dugsiyada sare Ee Dalka.

About A.Hussein 1134 Articles
Weheliye Online // Isha Wararka Sugan