spot_img
spot_img
0 0

AKHRISO: Wasaaradda Amniga somalia oo war halis ah ka soo saartay Xariga Mukhtaar Roobow

Must read

A.Husseinhttp://www.weheliye.com
Weheliye Online // Isha Wararka Sugan
Read Time:1 Minute, 3 Second

Wasaarrada Amniga gudaha xukumadda Soomaliya qoraal ka soo baxay ayaa looga hadkay xariga Mukhtaar Rooboow oo goor dhaw laga soo dajiyay magaalada Muqdisho.

Qoraalka ayaa lagu sheegay in Rooboow uu ka dhaga adeegay digniin is daba joog ah oo uga imanayay dowladda federaalka Soomaaliya oo dhowr jeer oo hore uga digtay in uu isku soo taago xilka madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed,

Qoraalka ayaa lagu sheegay in Mukhtaar Rooboow uu dhagaha ka fureystay digniin is daba joog ah oo uga imanayay dowladda federaalka Soomaaliya oo dhowr jeer oo hore uga digtay in uu isku soo taago xilka Madaxweyne ee maamulka Koofur Galbees Soomaaliya.

Wasaarradd waxaa ay sheegtay in Mukhtaar Rooboow bilaabay in uu magaalada Baydhabo soo galiyo hub iyo dagaalyahanno isaga taabcsan taasoo muujineysa ayaa lagu yiri qaraalka in wali uu ku taagan yahay fikirkiisii hore ee Xagjirnimo ugu danbeyntiina dowladda federaalku go’aansatay in ay maanta oo ay taariikhdu tahay 13 Dec soo xirto.

Mukhtaar Rooboow ayaa si cad uga hadlin mowqifka uu ka taagan yahay ururkii uu la shaqeyn jiray,balse dowlada ay si sahlan xuriyadiisa u siisay kadib markìi uu kasoo goystay.

Waxa la filayaa in uu xabsi guri ku gali doona xarunta villa Somalia kaas oo ugu sii horeeya wadaadka xassan daahir aweys.

 

Halkaan ka akhriso 

 

About Post Author

A.Hussein

Weheliye Online // Isha Wararka Sugan
Happy
Happy
0 %
Sad
Sad
0 %
Excited
Excited
0 %
Sleepy
Sleepy
0 %
Angry
Angry
0 %
Surprise
Surprise
0 %
- Advertisement -

More articles

Latest article

error: Content is protected !!