Akhriso:- War Murtiyeed ka kooban  Saddex Bog Ayaa Laga Soo Saaray Shirka dib u heshiisiinta Galmudug.

Dhuusamareeb(Weheliye Online)-War murtiyeed ka kooban saddex bog ayaa laga soo saaray shirka dib u heshiisiinta Galmudug oo maalmihii la soo dhaafay ka socday magaalada Dhuusamareeb ee gobolka Galgaduud.

Shirka dib u heshiisiinta Galmudug ayaa waxaa xalay lagu soo gabagabeeyay magaalada Dhuusamareeb iyadoo uu munaasabadii xiritaanka shirkana uu ka qeybgalay Madaxweynaha Jamhuuriyada Federalka Maxamed Cabdulaahi Farmaajo.

Halkan hoose ka aqriso War Murtiyeedka oo dhamaystiran.

About A.Hussein 1123 Articles
Weheliye Online // Isha Wararka Sugan