spot_img
spot_img

Akhriso: War Murtiyeed ay soo saareen xildhibaanadii mooshinka ka keenay Madaxweyne Farmaajo.

Must read

A.Husseinhttp://www.weheliye.com
Weheliye Online // Isha Wararka Sugan

War Murtiyeed ay soo saareen xildhibaanadii mooshinka ka keenay Madaxweyne Maxamed Abdullahi Farmaajo
ayaa sheegay iney ka tanaasuleen mooshinkii ay ka keeneen madaxweynaha.

Xildhibaannada la baxay kutladda Badbaado Qaran ee Golaha Shacabka baarlamaanka federaalka ah, ayna  ku jiraan  xildhibaanno matalaya Nabadda, Himilo, Ilays, UPD iyo kuwa kale, ahaana kuwii mooshinka ka keenay madaxweyne Farmaajo ayaa war murtiyeed maanta soo saaray, iyaga oo sheegay inay ka tanaasuleen Mooshinkii ay 9-kii bishan ka gudbiyeen Madaxweynaha.

 

- Advertisement -

More articles

- Advertisement -

Latest article

error: Content is protected !!