spot_img
spot_img

Akhriso:- War ay soo saareen Xildhhibaanadda Mooshinka ka keenay Madaxweyne Farmaajo

Must read

A.Husseinhttp://www.weheliye.com
Weheliye Online // Isha Wararka Sugan

Shir jaraaid oo ay Muqdisho ku qabteen xildhibaanada Mooshinka ka keenay Madaxweyne Maxamed C/laahi Maxamed (Farmajo),waxa ay si cad waxa ay uga soo horjeysteen hadalka hadalka Xoghayaha Golaha Shacabka C/kariin Buux ee ku aadan in uu buray Mooshinka.

waxa ay sheegeen in mooshinka laga keenay Madaxweyne Farmaajo uu yahay mid sharci ah,islamarkaana Buux uusan aheyn Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.

Xildhibaanada mooshinka wada ayaa ku adkeysanaya in si waafaqsan dastuurka uu u dhaco mooshinka ay ka keeneen madaxweyne Farmaajo.

Halkaan Hoose ka AKhriso Qodobadda ay Soo Saareen

Inuu u hoggaansamo dastuurka Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya iyo shuruucda kale ee dalka u yaalla.

Inta mooshinka xilka-qaadista ee xildhibaanadu soo gudbiyeen Barlamaanku uga codaynayaan in uusan sameyn karin qodobada soo socda:

a) In wax heshiis ah uusan geli karin.

b) In uusan qofna magacaabi karin xilna ka qaadi karin.

c) In uusan dalka ka bixi karin inta dacwadaadu dhinac uga dhacayso.

- Advertisement -

More articles

- Advertisement -

Latest article

error: Content is protected !!