spot_img
spot_img
0 0

Akhriso: Qarax maanta lagula eegtay ciidama Talyaaniga ee jooga Muqdisho +Sawirro

Must read

A.Husseinhttp://www.weheliye.com
Weheliye Online // Isha Wararka Sugan
Read Time:34 Second

Faah-faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya Qarax abaare 12:30-daqiiqo ka dhacay Magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya.

Qaraxaan oo dhawaqiisa laga maqlay Xaafado kamid ah magaaladda, ayaa ka dhacay isgoyska Ex-Kuliyaddii Jaalle Siyaad ee wadada warshadaha oo sidoo kale aargadada looga leexdo wadada gasha degmada Dayniile.

Sida naloo xaqiijiyay qaraxaan oo ahaa mid dhulka lagu aasay ayaa lala eegtay  ciidamo ka tirsan malateriga Talyaaniga oo halkaas marayay.

Waxaa la xaqiijiyay in qaraxaan uu burburiyay mid kamid ah gaadiidka Ciidamadda Dowladda talyaaniga,islamarkaana sidoo uu dhaliyay khasaare dhimasho iyo dhaawac soo gaaray askarta, iyo dad shacab ahaa.

Goobta uu qaraxaan ka dhacay ayaa waxaa goordhaweyd gaaray Ciidamadad amaanka Dowlada,waxaana la xiray wadada.

About Post Author

A.Hussein

Weheliye Online // Isha Wararka Sugan
Happy
Happy
0 %
Sad
Sad
0 %
Excited
Excited
0 %
Sleepy
Sleepy
0 %
Angry
Angry
0 %
Surprise
Surprise
0 %
- Advertisement -

More articles

Latest article

error: Content is protected !!