AKHRISO: Maxaa Looga Hadlay Kulankii Maanta Ee Baarlamaanka Galmudug.

0
67
0 0
Read Time:28 Second

Waxaa Maanta Baarlamaanka Galmudug ay iskugu yimaaden fadhigoodii caadiga ahaa iyadoo kulanka maanta kooramkiisu uu ahaa 53 Xildhibaan.

Labo Ajando oo muhiim ah ayaana maantay ay ka dooden xildhibaanada Baarlamaanka Galmudug, Ajenayaasha laga dooday ayaa kala ah:-

1- Bandhiga & Akhrinta Koowaad ee hindise sharciyeedka dhismaha ciidanka Booliska Galmudug.

2- Akhrinta 2aad hindise sharciyeedka maareynta deegaanka Galmudug.

Dhamaan Xildhibaanda ayaana loo qeybiyay hindise sharciyeedka dhismaha ciidanka Booliska Galmudug, iyadoona dib u eegis ay ku sameyn doonan xildhibaanada.

Sidoo kale Xildhibaanada ayaa si adag uga dooday Akhrinta 2aad ee hindise sharciyeedka maareynta deegaanka Galmudug.

About Post Author

A.Hussein

Weheliye Online // Isha Wararka Sugan
Happy
Happy
0 %
Sad
Sad
0 %
Excited
Excited
0 %
Sleepy
Sleepy
0 %
Angry
Angry
0 %
Surprise
Surprise
0 %