spot_img
spot_img

Akhriso: Magaca iyo qabiilka uu kasoo jeedo ninkii isku qarxiyay Tiyaatarka.

Must read

A.Husseinhttp://www.weheliye.com
Weheliye Online // Isha Wararka Sugan

Warbaahinta ku hadasha afka
Al-shabaab ayaa shaacisay magaca iyo qabiilka uu ka dhashay ninkii isku qarxiyay meel ku dha xarunta Tiyaatarta Qaranka Soomaaliyeed 22-kii

Al-shabaab ayaa sheegtay in ninka is qarxiyay uu kasoo jeedo Beesha Murusade gaar ahaan jufada Habar Ceyne,magaciisana waxa lagu sheegay Jamaal Jeyllaani.

Sidoo kale waxa ay sheegeen in uu beegsaday mid kamid ah kontorooladda laga ilaaliyo xarunta Madaxtooyadda Soomaaliya, khasaarana uu dhaliyay qaraxa.

Inta la xaqiijiyay 23-ruux ayaa dhimatay qaraxyadii ka dhacay Muqdisho 22-kii bishaan waxaana ku jirey wariye Cawil Daahir Salaad iyo shacab kale oo ka ag dhawaay halka uu qaraxa ka dhacay.

- Advertisement -

More articles

- Advertisement -

Latest article

error: Content is protected !!