Akhriso:- Maamulka Galmudug oo dowladda Fadaraalka ku eedeyay colaad hurin.(War-saxaafadeed).

War-saxaafadeed ka soo baxay Maamulka GALMUDUG ayaa lagu sheegay in Dowladda Fadaralka Soomaaliyaa ay colaad ka hurinayso Magaaladda cadaado,islamarkaana hadii ay taag daran tahay galmudug aan loo qaadanin in ay gorgortan galayso.

“Ma aha in taag-darri loo qaato Dulqaadka iyo u turidda Dowladda Galmudug. Galmudug marna gorgortan kama galeyso amnigeeda iyo wadajirka deegannadeeda. Waxaan ugu baaqaynaa shacabka Galmdug meel kasta oo ay joogaan in ay nagu gacan-siiyaan difaaca deegaankooda iyo midnimada dowladdooda.

Halkaan Ka Akhriso:- War-saxaafadeedka uu soo saaray Maamulka GALMUDUG.

About A.Hussein 1134 Articles
Weheliye Online // Isha Wararka Sugan