-1.7 C
Munich
Tuesday, January 25, 2022
0 0

Akhriso; Liiska Magacyada Guddiga Farsamada Doorashooyinka ee cabashada laga keenay oo la shaaciyay.

Must read

A.Husseinhttp://www.weheliye.com
Weheliye Online // Isha Wararka Sugan
Read Time:56 Second

Xubnaha mucaaradka ayaa dhawaan Ra’iisul wasaare Rooble u gudbiyay liiska xubnaha la doonayo in laga saaro guddiga farsamada doorashooyinka kuwaasoo cabasho laga keenya.

Xukuumada oo fulineysa heshiiskii ay wada gaareen mushariinta u taagan qabashada xilka madaxweynaha ayaa soo bandhigtay ilaa lixda xubnood oo ay so gudbiyeen garabka mucaaradka.

Dowlada Federalka Soomaaliya ayaa soo bandhigtay liis ay ku qoran yihiin illaa 67 xubnood oo ka tirsan guddiga farsamada doorashooyinka kuwaasoo cabasho laga keenya.

Wasiir ku xigeenka wasaarada warfaafinta Cabdiraxmaan Yuusuf Alcadaala oo shir jaraa’id qabtay ayaa sheegay in ay qiimeyn ku sameyn doonaan saacadaha soo socda liiska isla markaana go’aan laga gaari doono.

“Illaa lixdan xubnood oo ka mid ah liiska ayaa waxaa cabasho ka keenay Midowga musharaxiinta iyo guddoomiyaha Aqalka sare waxaana lagu soo eedeeyay inay ka mid yihiin Ciidamada ama ay yihiin shaqaale rayid ah iyo dad taageerayaal siyaasadeed ama siyaasiyiin ah,”ayuu yiri wasiir ku xigeenka warfaafinta Cabdiraxmaan Al Caddaala.

Halkan hoose ka aqriso magacyada liiska guddiga fulinta ee la soo eedeeyay;

DEG DEG: RW oo la saftay mucaaradka,Xil ka qaadis deg deg ah MD Farmaajo oo isugu yeeray xildhibaano

About Post Author

A.Hussein

Weheliye Online // Isha Wararka Sugan
Happy
Happy
0 %
Sad
Sad
0 %
Excited
Excited
0 %
Sleepy
Sleepy
0 %
Angry
Angry
0 %
Surprise
Surprise
0 %
- Advertisement -spot_img

More articles

- Advertisement -spot_img

Latest article

error: Content is protected !!