
Wasiirka Arrimaha gudaha Dowlada Goboledka Hirshabeel Maxamed Cali Caadle ayaa isku shaadheyn horleh ku sameeyay maamulka gobolka Shabeellaha
xubnahaan ayaa loo magacaabay xilaalka kala ah maaliyada iyo xogeeyaha iyo kuxigeenka maamulka gobolka.
HALKAAN HOOSE KA AKHRISO ISKU SHAANDHEEYNTA.