War qoraal oo kasoo baxay xafiiska Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal Sheekh Cabdi Raxmaan oo nuqol ka mid ah heshay Iftinews.com ayaa Guddoonka Goluhu ku go’aamiyeen in dib-u-habeyn lagu sameeyo Guddiga Maaliyadda, iyada oo Guddiga la faray in Miisaaniyadda 2019 la horkeeno Golaha 30/12/2018 si loogu codeeyo.
Halkaan ka aqriso