spot_img
spot_img
0 0

AKHRISO: Guddoomiye Mursal oo ku dhawaaqay in laga tanaasulay Mooshinkii Madaxweynaha.

Must read

A.Husseinhttp://www.weheliye.com
Weheliye Online // Isha Wararka Sugan
Read Time:44 Second

War Qoraal ah oo uu goor dhaw soo saaray Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa shaaciyay in uu meesha ka baxayMooshinkii 9-kii bishan laga gudbiyay Madaxweyne Farmaajo.

Gudoomiyaha ayaa dhowr qodo u cuskaday in mooshinka uu baaba,ay, In ay 14 xildhibaan laga been abuuray oo

Guddoomiyaha ayaa qodobo kala duwan u cuskaday in mooshinka uu buray, sida in 14 Xildhibaan ay ka dacwoodeen in aanay saxiixin mooshinka iyo in aanu dalku laheyn weli Maxkamad Dastuuri ah ee qaadi laheyd dacwada Madaxweynaha.

Arrintan ayaa imaaneysa, iyadoo labadii maalmood ee u dambeysay ay wada hadalo hoose ah socdeen, lama oga illaa hada waxa lagu heshiiyay ama lagu bedeshay tanaasulka Mooshinka oo noqday mid dhabar jab xooggan ku aheyd Madaxweynaha.

Mana la hubo sida ay uga fal celin doonaan xildhibaanadii mooshinka keenay oo aan wali ka hadlin.

Halkan hoose ka akhriso qoraalka:-

About Post Author

A.Hussein

Weheliye Online // Isha Wararka Sugan
Happy
Happy
0 %
Sad
Sad
0 %
Excited
Excited
0 %
Sleepy
Sleepy
0 %
Angry
Angry
0 %
Surprise
Surprise
0 %
- Advertisement -

More articles

Latest article

error: Content is protected !!