spot_img
spot_img
0 0

Akhriso: Beelihii dhawaan ku diriray Dhumaay ee Gobolka Sool oo Heshiis ku gaaray Jigjig

Must read

A.Husseinhttp://www.weheliye.com
Weheliye Online // Isha Wararka Sugan
Read Time:34 Second

Beelo walalo ah oo dhawaan ku dagaalamay Deegano hoos taga Gobolka Sool ayaa heshiis lagu dhameynayo xurgufta u dhaxeysa labada beel waxaa ay heshiis ku gaareen Magaalada Jigjiga.

Labada dhic ee isku haayay Deegaanka Dhumaay ee Gobalka sool ayaa ku balamay in la joojiyo colaada dadkuna ay wada yihiiin dad walalo ah ay dib dambe u dhicin dagaal uu ka dhaco Gobalkaasi.

Dhinacyada dagaalamay ayaa ku heshiiyay in in Beeshii weerar ku qaadda Magaalo ay deggantahay beesha kale laga qaado lacag dhan $100,000 (Boqol Kun ) oo doollarka Mareykanka ah.

Taas oo lafilay in ay Nabadoonada iyo cuqaasha labada beel ay dhaqan galin doonaan Nabada Dhumaay ee Gobolka Sool.

Halkan ka Akhriso

About Post Author

A.Hussein

Weheliye Online // Isha Wararka Sugan
Happy
Happy
0 %
Sad
Sad
0 %
Excited
Excited
0 %
Sleepy
Sleepy
0 %
Angry
Angry
0 %
Surprise
Surprise
0 %
- Advertisement -

More articles

Latest article

error: Content is protected !!