- Advertisement -spot_img

Deg Deg DF Oo Ciidaamo Geyneyso P/Land, Farmajo Oo Fashiliyey Mucaradka.

https://youtu.be/ZiMU__NO1AY X:-Garaad TV

Waa maxay sababta ay Saciid Dani iyo Axmad Madoobe ay u diidan yihiin Shirka AFISYOONi?(seddax Qodob oo la isku hayo ).

Waxa saacadihii lasoo dhaafay magalada Muqdisho ka furmay shirkii wada tashiga madaxda m/goboledyada iyo m/dowlada Fadaraalka Soomaaliya. Shirka oo ka socdo xarunta teendhada AFISYOONI ayaa...

C/raxmaan C/shakuur Warsame oo Raali Galin La yaab leh ka bixiyay Hadal uu ku weeraray Qabrigii AUN Maxamed Siyaad Barre.

W/Q: C/raxmaan C/shakuur Warsame. Ugu horreeyntii ujeedkeygu ma ahayn in aan diido u ducayn qof dhintay, booqasho qabri ama aan beel Soomaliyeed wax u dhimo....

Akhriso: Shan qodob oo muujinaya sida Kenya ay u diidaneyd ICJ.

Iyadoo maalinta berri lagu wado in Maxkamadda ICJ ay bilowdo dhageysiga dacwadda Badda ayaa waxaa soo baxaya in Kenya ay qorsheyneyso inay ka baaqato...

Shirkii Arrimaha Doorashooyinka ee Dowladda Federaalka iyo Dowlad Gobolleedyada oo dhawaan Muqdusho Ka furmaya.

Muqdisho(weheliye Online) -Dhawan ayaa la filayaa in uu magaalada Muqdisho ka furmo shirkii Dowladda Federaalka, Dowlad Goboleedyad iyo gobolka Banaadir kaasoo looga hadlayo arrimaha...

Qaar kamid ah Culimaa’udiinka Soomaaliyeed oo Madaxweyne Farmaajo ugu baaqay ‘in uusan kursiga isku-dhajin’

Qaar kamid ah Culimaa’udiinka Soomaaliyeed ayaa madaxda Soomaalida iyo mucaaradka ugu baaqay in ay isku tanaasulaan, isla markaasna u turaan shacabka Soomaaliyeed. Sheekh Maxamed Cabdi...

Doorashada Five Star Students Association oo la shaaciyay xiliga la qabanayo.

Kulan ay maanta yeesheen musharaxiinta u taagan qabashada xilka ugu sareeya Five Star Students Association iyo guddiga doorashada Madax banaan ee ururka, ayaa...

Xildhibaano Ka Tirsan Dowladda Oo Ku Baaqay In Deg Deg Loogu Gurmado Dadka Ku Dhaqan Yaaq Bari Weyne ee Gobolka Sh.Hoose.

Senator Naciima Ibraahim Yuusuf  oo ka tirsan aqalka sare ayaa  ku baaqday in gurmad deg deg ah oo amni iyo mid nololeedba lala gaaro...

Akhriso Saddexdaan Talo Farmaajo Keebaa la Gudboon ee uu Qaadan Doonaa!? Yaase Dalka sii Hogaamin doono!?

Iyadoo ay ka harsan tahay wax ka yar 24 saac muddo xileedkii 4-ta sano ee uu hogaaminayay madaxweyne Farmaajo Dalka Soomaaliya,Balse waqtiga uu idlaanayo...

Latest news

- Advertisement -spot_img
error: Content is protected !!