Weheliye.com
  • Home
  • Wararka
  • English News
  • Ciyaaraha
  • Xulashada
  • ARIMAHA BULSHADA
  • Weheliye TV
  • JOBS

Uncategorized

Kooxda Daacish oo sheegatay weerar ka dhacay muqdisho oo lagu dilay askar ka tirsan ciidanka DFS.

October 26, 2020 A.Hussein 0

Kooxda Daacish faraceeda Soomaaliya ayaa sheegtay weerar shalay ka dhacay Dagmadda Dharkeynley ee maagalada Muqdisho. Qoraal ay baahisay wakaalada wararka ee ‘Acmaaq’oo taabacsan Daacish ayaa […]

XASUUQI SOOBE WELI QALBIGEYNA KAMA GO`IN

October 14, 2020 A.Hussein 0

Waxaa Seddex sano laga jooga markuu dhacay Qaraxii lagu hoobtay ee Zoobe. 14 October 2017 ayee ahayd maanto kale ayeena ku beegan tahay. Gawaari xamuul […]

5 Shaqo Oo Culus Ayaa Hor-yaalla Kooxda Barcelona.

October 13, 2020 A.Hussein 0

Dad badan ayaa u maleynaya in waayihii quruxda badnaa ee kooxda Barcelona uu soo dhamaaday. waxaa la aminsan yahay in kooxdu ay ku dhibtoonayso suuqa […]

Daawashada Musalsalka Iyo TV Ga Diintu Maxay Ka Qabtaa?? Sh Maxamed Umal

October 9, 2020 A.Hussein 0

Guddiga Doorashada ee Xaaf uu magacaabay oo soo saaray maanta Jadwalka Doorashada Galmudug.

January 13, 2020 A.Hussein 0

Guddiga Doorashada uu Magacaabay Madaxweynaha mamaulka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa  maanta soo saaray Jadwalka Doorashada ee Madaxweynaha Galmudug. Xubnaha gudiga ayaa sheegay in […]

Xaaf Oo si layaab leh ugu Horyimid Ku Dhowaaqista Xildhibaannada Cusub Ee Maamulka Galmudug

January 11, 2020 A.Hussein 0

Madaxweynaha maamul goboleedka Galmudug, Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa ka horyimid ku dhowaaqistii shalay ee Liiska xildhibaannada dowlad goboleedka Galmudug. Wuxuu sheegay in arrintan u […]

Ustaad Abdiraxmaan “Deg Deg Badan Ayaa Ka jiray Heshiis-yadii hore ee GalMudug.

November 9, 2019 A.Hussein 0

  Xigasho:-Goobjoog TV  

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya oo sagootiyay Saraakiil iyo Saraakiil Xigeeno  Tababar kusoo qaadanaya Dalka Dibadiisa +Sawiro

January 13, 2019 A.Hussein 0

S/Gaas Daahir Aadan Cilmi Indhaqarshe Ahne Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya ayaa Garoonka Diyaaradaha ee Adan Cadde International Airpor ee Magalada Muqdisho Ka sagootiyay Saraakiil […]

Wariye ku dhaawacmay qarax loogu xidhay gaarigiisa+sawiro

December 5, 2018 A.Hussein 0

Qaraxa oo ahaay nuuca gaariga lagu xiro ayaa ka dhacay isgoyska shaqaalaha ee magalada Muqdisho,gaariga qarxay ayaa la sheegay inuu ahaa gaariga weriye Ismaaciil Sheekh […]

Akhriso:Maxay dadka u dareemaan gaboowga iyaga oo da’yar?

August 6, 2018 A.Hussein 0

Inta badan dadku waxay dareemaan da’ ka yar ama ka badan tooda saxda ah – da’daan ay niyadda ku heystaanna waxay saameyn weyn ku leedahay […]

Posts navigation

1 2 »

CIYAARAHA

  • Everton vs Man Utd LINE-UPS: Martial & Rashford vs James Rodriguez, Mata ayaa kusoo bilaawday

    November 7, 2020 0
  • FIFA Oo Garoonka Muqdisho Stadium U Aqoonsatay Garoon Caalami Ah

    October 15, 2020 0
  • Cristiano Ronaldo Oo Laga Helay Cudurka Halista Badan Ee COVID-19

    October 13, 2020 0
  • N`Golo Kante Oo Weli Ku Riyoonaya Inuu U Dhaqaaqo Real Madrid

    October 13, 2020 0
  • 5 Shaqo Oo Culus Ayaa Hor-yaalla Kooxda Barcelona.

    October 13, 2020 0
  • Courtois ayaa shaaca ka qaaday inuusan waligiis ku fikirin inuu u ciyaari doono ‘kooxda adduunka ugu fiican’

    October 10, 2020 0
  • Real Madrid waxay heysataa Rodrygo, Barca waxay leedahay Ansu Fati … Waa ayo mustaqbalka kooxdaada?

    November 9, 2019 0
  • Man United oo guuldaro adag kala soo kulantay kooxda Bournemouth oo ay booqatay…+SAWIRRO

    November 2, 2019 0
  • Manchester United ayaa heshiis cusub ka saxiixatay daafaca dambeedka bidix Brandon Williams.

    October 17, 2019 0
  • Xidigaha De Gea & Pogba oo labaduba qarka u saaran yihiin inay seegaan kulanka Liverpool.

    October 17, 2019 0
  • Gool rigoore ah oo uu waqtigii dhimashada dhaliyay halyeey James Milner ayaa Liverpool ku hogaamiyay guul ay u dagaalantay oo 2-1 ah oo ay ka adkaatay kooxda Leicester City

    October 5, 2019 0
  • Arsenal oo bisha Janaayo amaah ku diraysa xidiga Mesut Ozil…

    October 2, 2019 0
  • Arsenal 1-1 Manchester United isla dhaafi waayay iyo United oo hoos ugu dhacday kaalinta 10aad.

    October 1, 2019 0
  • Ole Gunnar Solskjaer lama ceyrin doono xitaa hadii Man Utd ay ku guuldareysato inay ku dhameysato afarta ugu sareysa xilli ciyaareedkan.

    October 1, 2019 0
https://youtu.be/b87AOo3HNkk
https://youtu.be/Rl10ZV1nOZk
Site Statistics
  • Users online: 0 
  • Visitors today : 8
  • Page views today : 10
  • Total visitors : 1,708
  • Total page view: 2,699

Copyright © 2017 -2020, All Rights Reserved | weheliye News Network

error: Content is protected !!