- Advertisement -

ARCHIVE

Monthly Archives: January, 2021

Dowlad Goboleedka Jubbaland oo war aan laga fileyn ka soosaaray shirka uu ku baaqay Madaxeeyne Farmaajo.!

Jubaland ayaa noqotay dowlad goboleedkii u horreeyay ee soo dhoweeya Shirka uu shalay iclaamiyay madaxweyne Farmaajo kaas oo dhexmari madaxda heer Federaal iyo heer...

Dowlada Qatar oo si adag uga hadashay dhalinyaradii tababarka loogu qaaday Eritrea

Dowladda Qatar oo war-saxaafadeed soo saartay ayaa si adag uga hadashay wararka la xariira in dhalinyaro Soomaaliyeed oo tababarka loogu qaaday dalka Eritrea ay...

Akhriso:-Awoodaha Madaxweynaha ee aan Dastuurka ku Qornayn!.

Markii uu madaxweyne Farmaajo saxiixay qaraarkii golaha shacabku uu sanadkii hore soo saaray ee ku saabsanaa in gobolka Banaadir la siiyo 13 xildhibaan oo...

Ciidamadii lagu qabtay dagaalkii Beled-Xaawo oo la geeyey Dagmada Doolow ee gobola Gedo.

Dowladda Soomalaiya ayaa la sheegay in xalay xilli dambe degmada Doolow ee gobolka Gedo geysay ciidamadii maamulka Jubbland ee dhawaan lagu qabtay dagaalkii cuslaa...

DEG DEG: Dowlada Fadaraalka Soomaaliya oo ku gacan sayrtay warbixintii guddiga xaqiiqa raadinta xuduuda dowladaha Somaliya iyo Kenya.

Wasiir warfaafinta Cismaan Dubbe oo hadda la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in guddigii xaqiiqa raadinta ahaa ee IGAD ee loo diray xuduuda Soomaaliya iyo...

Digniin culus oo laga soo saaray wararka ku saabsan xaaladda caafimaad ee Ra’iisil wasaaraha Dalka itoobiya DR :Abiy Axmed

Mas'uuliyiinta dalka Itoobiya ayaa dadka isticmaala baraha bulshada uga digay wararka la faafinayo ee la xiriira xaaladda caafimaad ee Ra'iisul Wasaaraha dalkaas, Abiy Axmed,...

DFS oo Sheegtay In Howlgalo Laga Fuliyay Gobolka Bay Lagu Dilay Xubno ka tirsan Dagaal yahanada Al-Shabaab Ah.

Dowladda faderaalka Soamaliya Ayaa waxa ay sheegtay in Ciidamada Xoogga Dalka oo kaashanaya kuwa Koonfur Galbeed ay weerar ku qaaday deegaanka Seydheelow oo ka...

Taabid Cabdi oo si kulul u cambaareeyay dagaalka Baladxaawo ,fariin culusna u diray dowladda & Jubbaland.

Duqii hore ee magaalada Muqdisho, Taabid Cabdi Maxamed ayaa ka hadlay dagaalkii xooganaa ee ka dhacay degmada Beledxaawo ee gobolka Gedo, kaas oo u...

Qaata Draxler Oo Keena….. – PSG Oo Heshiis Xiddigo Is-Dhaafsi Usoo Bandhigaysa Arsenal & Xiddiga Ay Ka Doonayso

Kooxda ree France ee Paris Saint-Germain ayaa la xusayaa inay doonayso inay dhigeeda Arsenal u bandhigto saxeexa kubad sameeyaha ree Germany ee Julian Draxler...

Latest news

- Advertisement -
error: Content is protected !!