- Advertisement -

ARCHIVE

Monthly Archives: November, 2020

Waa kuma madaxweynaha cusub ee la doortay ee maamulka Hirshabeelle?

Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) waxa uu Dhashay sanadkii 1974-tii. Waxa uu Ku dhashay Degmada Mahadaay ee Gobolka Shabeellaha Dhexe. Waxbarashada dugsiyada hoose dheexe iyo sare...

Faahfaahinno ka soo baxaya khasaaraha xooggan ee ka dhashay dagaalka Tigray iyo Itoobiya

Warbaahinta dowladda Itoobiya ayaa sheegtay in ciidamada qaranka dalkaasi ay dileen 550 ka tirsan dagaalyahanada (TPLF) xilli uu sii xoogeysanayo dagaalka ka socda gobolka...

Mucaaradka iyo dowladda federaalka oo isku haya xubnaha guddiga doorashada dalka.

Xilli dowladda federaalka iyo dowladda goboleedyada Soomaaliya ay maalmihii la soo dhaafay magacaabeen guddiga doorashada iyo kan xallinta khilaafaadka, jadwalka doorashaduna ay tahay in...

Wararkii ugu dambeeyey doorashada Maamulka HirShabeelle.

Magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabeellaha Dhexe waxaa ka socoda diyaar garowga doorashada madaxda sare ee maamulkaas oo la filayo inay dhacdo 11-ka...

Hooyo iyo laba caruur ah oo lagu dilay Tuulo ka tirsan Warshiikh.

Faahfaahino dheeraad ah ayaa laga helayaa weerar ay xalay ka dhacay deegaanka xaluul ee hoos taga dagmada Warshiikh ee G.Sh/Dhaxe. Koox hubeysan ayaa la sheegay...

Guddoonka cusub ee Baarlamaanka Maamulka Hirshabeelle oo xilkii la wareegay

Guddoomiyaha cusub ee Baarlamaanka maamulka Hirshabeelle Luqmaan Xaaji Maxamed ayaa maanta si toos ah xilkii ula wareegay. Munaasab ka dhacday magaalada Jowhar ee xarunta maamulkaasi...

DEG DEG:- Ra’isul wasaare Abiy Ahmed oo xilalkii ka qaaday wasiirka Arimaha Dibadda Itoobiya iyo Taliyaashii Milatariga iyo sirdoonka

Ra'isul wasaare abiy Ahmed ayaa xilaalkii ka xayuubiyay mas'uuliyiin badan oo ka wada tirsan xukuumadiisa iyo taliyaashii sirdoonka dalkaasi. Wareegto kasoo baxday xafiiska Ra'isul wasaare...

Latest news

- Advertisement -
error: Content is protected !!