- Advertisement -

ARCHIVE

Monthly Archives: December, 2019

XARIIR AXMED | GARI DHOWRSAN | OFFICIAL MUSIC VIDEO 202

  https://m.youtube.com/watch?feature=youtu.be&v=DO6N2KeRU8Q Xariir Axmed, Suldan Seeraar, Hodan Abodrahman, Kiin Jaamac, Mursal Muuse, Cabdi Hani, Anshax, Ismail Dannan, Heeso Cusub 2020, Hees Cusub 2020 Xariir Axmed Heesta: Gari Dhowrsan Erayada:...

Tirada Rasmiga Ah ee Dadkii Saakay Ku Geeriyooday Qaraxii Ex-koonyarool Af-gooye Oo la shaaciyay.

Wasiirkii hore ee amniga gudaha, Mudane Cabdirisaaq Cumar Maxamed, haatana ah xildhibaan ka tirsan golaha shacabka ayaa ka hadlay qaraxii saaka ka dhacay isgoyska...

General Xirsiile oo ku adkeystay inay sharci aheyd bukaan xaaladiisa caafimaad ay aad u liidatay oo uu Isbitaalka kala soo baxay.

General Maxamed Sheekh Cumar (Xirsiile), Taliyaha Xabsiga Dhexe Xamar ayaa waxaa uu ka hadlay shaqo joojinta uu ku sameeyay Taliska Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed, ka...

Ciidamada amaanka Puntland oo fashiliyay Qaraxyo iyo miinooyin ladoonayay in lagu weeraro magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari.

Ciidamada amaanka Dowlad goboleedka Puntland ayaa sheegay in ay ku guulaysteen in ay fashiliyaan qaraxyo iyo miinooyin ladoonayay in lagu weeraro magaalada Boosaaso ee...

Golaha Shacabka Barlamanka Somaliya oo maanta ka doodaya sharci muhiim ah.

Waxa ay maanta sii wadayaan Xildhibaannada golaha shacabka ee baarlamaanka Soomaaliya ka dooddista wax ka bedselka sharciga doorashooyinka Qaranka, kaas oo maalintii Arbacada ee...

Dowlada Kenya oo Xayiraad saartay Duulimaadyada ka baxa Kismaayo.

Sida uu baahiyay wargeyska business daily africa Hay’adda Duullimaadka rayidka Kenya ayaa waxaa ay amaro culus  oo dhinaca duulimaadka ah duldhigtay diyaaradaha ka duula...

Xaalada Dagmada Buulo-Burde ayaa saakay daganaansho laga dareemayaa,Xili wali la xalin Tabashada Shacabka Ku Dhaqan Dagmadaas.

Waxa saakay dagan xaalada Dagmada Buulo-Burde ee Gobolka Hiiraan. ,Iyadoo shalay banaanbaxyo rabshado wato ay ka dhaceen. Shacabka ku dhaqan dagmada ayaa aad ugu carooday maamulka...

Latest news

- Advertisement -
error: Content is protected !!