- Advertisement -

ARCHIVE

Monthly Archives: June, 2018

Rag hubeysan oo dulleedka Muqdisho ku dilay Wiil Ardey ahaa

Sida goobjoogayaal u xaqiijiyeen warbaahinta rag hubeysan ayaa xalay toogasho ku dilay Cabdirashiid Daahir Xassan oo ahaa ardey dhigta mid ka mid ah Jaamacadaha...

Al-Shabaab oo qarxiyay mid ka mid ah buundooyinka loo maro degmada Qoryooley

Wararka ka imaanaya degmada Qoryooley ee Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa sheegaya in Al-Shabaab ay qarxiyeen mid ka mid ah buundooyinka loo maro degmadaas, kaddib...

MALEESHIYO XAGJIR AH OO WERAR XOOGAN LA BEEGSATAY XARUNTA CIIDAMADA AFRICANKA EE KU SUGAN DALKA MALI

Sat,30,june(Mali)..Wererka lagu qaaday xarunta ciimada Africa ee ku sugan wadanka Mali ayaa ku bilowday gaadhi wax yaabaha qarxa laga soo buuxiyay kasoo lala beegsaday...

C/raxmaan Odawaa “Qalbi Dhagax habeenkii la dhiibayay iyo caawa kala faraxsan”

Wasiirkii hore ee Arrimaha Gudaha Soomaaliya C/raxmaan Maxamed Xuseen Odawaa ayaa soo dhoweeynayo in C/kariin Sheekh Muuse Qalbi-Dhagax uu dib u helay xoriyaddiisa. C/raxmaan Odawaa...

Puntland : Mideyn lagu sameeyay Hay’adaha nabadsugidda iyo sirdoonka puntland

Golaha wasiirrada Puntland ayaa  cod ku ansixiyay  magaca iyo mideynta labada hay’ad ee sirdoonka iyo nabadsugidda , kuwaaso oo looga yeeri jirey PIA iyo ...

Maamul goboleedyo taageeray xeerka Isgaarsiinta dalka iyo xubnaha guddiga isgaarsiinta Qaranka

Saddex ka mid ah shanta dowlad goboleed ee hoos taga dowlada federaalka Somalia ayaa qaadacay qodobadii ka soo baxay shir looga hadlay arrimaha isgaarsiinta...

ONLF oo si buuxa dalbatay in xoriyad dhameystiran la siiyo Cabdikariin Muuse(Qalbi Dhagax)

Afhayeenka Ururka ONLF Cabdiqaadir Xasan Hirmooge Caddaani oo la hadlay VOA-da ayaa sheegay in C/kariin Muuse Qalbi Dhagax uu ahaa sida uu hadalka u...

Jamhuuriyada Jabuuti oo maanta looga dabaal-dagay 27 Jun oo ku beegan waqtigii ay ku xuroobeen gumeystihii Faransiiska

Dalka Jabuutii xalay waxaa lagu qabtay munaasabad loogu dabaal degayay sanad guuradii 41-aad ee ka soo wareegatay markii Jabuuti uu ka xuroobay gumeystihii Faransiiska. Fantisyo...

Degmada Buula-burte oo laga bilaabay bixinta Baasaboorka Soomaali-ga

Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha oo markii ugu horeysay ka hergalisay degmada Buula-burte xarun cusub ayaa laga bilaabay bixinta Basaboorka Soomaaliga oo markii hore dadka...

SHAXDA Group C- France vs Denmark & Australia Vs Peru- Didier Dechamps Oo Isbadalo Sameeyay.

Waxaa galabta si rasmi ah loogu kala baxayaa Group C iyada oo hal mar labada kulan lawada bilaabi doono laakiin tababaraha xulka qaranka France...

Latest news

- Advertisement -
error: Content is protected !!