LATEST ARTICLES

Wasiir Axmed Ciise Cawad  oo wareejiyay Shir guddoonka Jaamacadda Carabta.

Wasiirka Arrimaha dibadda Soomaaliya  Axmed Ciise Cawad oo ka qeyb-galay Shirka Wasiirada Arrimaha Dibadda ee dalalka ku bahoobay Jaamacadda Carabta ayaa shir guddoonka Shirkaasi ku wareejiyay dhigiisa dalka Ciraaq Maxamed Cali Xakiim. Wasiirka arimaha dibada xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegay in...

Maamulka Gobolka Hiiraan Oo Heshiisiinaya Beello Ku Dagaallamay Deegaanno Ku Dhow Maxaas ee G.Hiiraan

Dagmada Maxaas ee gobolka Hiiraan waxa ka socda dedaallo nabadeed oo lagu qaboojinayo xiisad ka dhaxeysa beello wada dega deegaanno ku dhow degmada Maxaas Degmada Maxaas waxa dhawaan gaaray guddoomiyaha gobolka Hiiraan Yuusuf Axmed Hagar Dabageed iyo waxgarad aad u...

Barkacayayaal gaaray degmada Hobyo ee gobolka Mudug

Wararka ka imanaya degmada Hobyo ee gobolka Mudug ayaa sheegaya in ay halkaa gaareen dad ka barakacay dagaalo labadii maalmood ee la soo dhaafay qeybo ka mid ah gobolka ku dhaxmarayay xoolo dhaqato iyo xoogag ka tirsan Al-shabaab. Maamulka degmada...

Madaxweyne Farmaajo oo magacaabay saraakiil ciidan xooga dalka.

Madaxweynaha DFS mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Taliye ku-xiggeenka ciidanka Xoogga u magacaabay Jeneraal Cabaas Amiin Cali oo horay u ahaa Taliyaha Ciidanka dhulka. Sidoo kale Taliyaha Ciidanka Dhulka ayaa loo magacaabay Jeneraal Maxamed Tahliil Biixi, halka Taliye kuxigeenka Ciidanka...

Ciidamada kumaandooska dalka oo shaaciyay magaca horjooge ka tirsan Al-shabaab oo ay howlgal ku...

Taliska ciidanka Danab ayaa shaaciyay in howlgal qorsheysan lagu dilay horjooge ka tirsanaay dagaalyahanada al-shabaab. Howlgalka ayeey ciidamada Danab ka fuliyeen tuloyin u dhaxeeya degmooyinka Balcad iyo Basra oo labadaba ka kala tirsan Sh.Dhaxe iyo sh.Hoose, waxana howlgaka lagu dilay...

ganaax lagu riday haweeney ah xeer ilaaliye ku-xigeen oo khilaaf xoogan ka dhaliyay...

Waxa soo shaac baxay khilaaf xoogan oo u dhaxeeya maxkamadda Gobolka Banaadir iyo xafiiska xeer ilaalinta guud kadib markii ganaax lagu riday haweeney ah ku xigeenka xeer ilaaliye ku xigeenka guud . Qoraalo ay is weydaarsadeen labada garab...

Xubno Ka Tirsan Al-Shabaab Oo Lagu Dilay Gobolka Sh/Dhexe

Sida ay sheegayan ciidanka Kumaandooska Soomaaliya ee DANAB howlgal qorsheysan ayaa waxaa ay ka fuliyeen deegaanno hoostaga degmooyinka Balcad iyo Afgooye oo ka kala tirsan Gobollada Shabeellaha Dhexe iyo Shabeellaha Hoose. Saraakiisha hoggaaminayay Ciidanka DANAB ayaa sheegay in inta uu socday howlgalka...

Cudurka Covid-19 Oo Saameyn Balaaran Ku Haaya Deegaanada Somaliland

Wasaaradda Caafimaadka ee Somaliland ayaa sheegtay in deegaano dhowr ah oo ka tirsan Maamulka Somaliland uu kusoo laba kacleeyay cudurka halista badan ee Covid-19. Wasiirka Caafimaadka Somaliland Cumar Cali Cabdullahi oo la hadlay warbaahinta ayaa waxa uu sheegay in cudurka...

Xildhibaanada Golaha Shacabka oo maanta codka kalsoonida u qaadaya wasiirrada magacaaban.

Xildhibaanada golaha shacabka ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta codkooda kalsoonida u qaadaya xukuumadda cusub ee ra’iisul wasaare Rooble uu soo dhisay dhawaan. Xildhibaanada ayaa lagu war-geliyey inay soo xaadiraan kulanka maanta, waxaana ajendihiisa loogu sheegay fariinta loo diray. “U codeynta...

Galmudug oo magacawday guddiyada ku matalaya Doorashooyinka heer federaal.

Madaxweynaha Dowlad Goboleeda Galmudug Mudane Axmed Kaariye (Qoorqoor) ayaa gudbiyay Gudiga Galmudug u matalaya Doorashooyinka iyo xalinta khilaafaadka Heer Federaal. Xubnaha la magacaabay ayaa magacyadooda lagu sheegay CabdiCasiis Cabdiraxman Yusuf iyo Liibaan Axmed Xasan, Madaxweyne Axmed Kaariye (Qoorqoor) ayuu u xushay...